Barnaamik kaa caawainaya sidii aad oga taqalosi lahay sawaxanka iyo codadka hareertaada markaad call video samaynaysid

 Barnaamik kaa caawainaya sidii aad oga taqalosi lahay sawaxanka iyo codadka hareertaada markaad call video samaynaysid



Wada hadalka fiidiyawgu waa mid kamida qaababka loo wda xidhiidho waana mid ku haboon xidhiidhka bulshada haday tahay family ga iyo hadii ay tahay asxaabtaba waana mid si joogta aad ugu baahantahay si aad u joogtauso xidhiidhka , Islamarkaana faaido u leh dhamaan qaybaha nololmaalmeedkaaga.

Video call ku waa sida wadahalka caadiga ah oo kale oo loo adeegsanayo aalada computer ka ama telephone ka gacanta . Inta badan wadahadalka video wuxuu ubaahanyahay in lasoo dajiyo ablikashino gaar ah iyo baraamijyo kale wxaa intaa sii dheer khad internet oo xawaarihiisu sareeyo si looga gaashaanto inuu kaa kala go,o wadalku. Markaan soo qaadno video call waxaa ugu soo hordhaca maskaxdaada ee ku dhiba waa sawaxanka heerahaaga kabaxaya oo tashuush ku aboora codkaaga hadaba siaad oga taqalusto dhibaatadan ayaan maanta kusoo helay barnaamij kaa xidhaya shanqadha kale markaad samaynaysid video call ka. 


Waa adeeg cusub oo lagu magacaabo (Iris Clarity )  waa adeeg kuu sahlaya inaad kasifayso video call kaagaa shanqadha si waliba aad ufudud adeegan ayaad ah mid si rasmi ah loogu shubi karo adeegyada MAC. Sidoo kale waxaa lafilayaa inay nashqada cusub ee nidaamka windows ka lasoo saaro mudo dhaw siday kusheegeen bogooda rasmiga ah.
Habkan ayaa kuu suuro galinaya inaad kuraaxaysato video call dagan oo aan lahayn wax sawaxan ah oo tashuush galiya sheekadaada




Barnaamik kaa caawainaya sidii aad oga taqalosi lahay sawaxanka iyo codadka hareertaada markaad call video samaynaysid