Galaxy Note20 cidii jeclayd war naxdin leh

 

Galaxy Note20 cidii jeclayd war naxdin leh

 


Wxaa muuqata in akhbaartii sheegaysay inay Samsung kasaartay  galaxy note nashqadaheeda nibadan o idinka mid ahina ay maqleen saan filayo , inuu soo ifbaxayo markale , warar cusub oo soo baxaya ayaa waxay sheegayaan , muda aan yarayn ayaa waxaa lagu tiranayay galaxy note inay ahayd talaabooyinkii ugu  waawaynaa ee ay horay uqaaday shiirkada kuuriyaanka ah Samsung, laakiin waxaa muuqata inay nashaqadan cusub  ee laabmaysaa waxbadan kabadaleen aragtidii hore ee kusaabsanayd note yada.

 

Sida laga soo xiganayo qaybo ka mida warbaahinta kuuriyada koonfureed waxay cadaysay shirkada Samsung inay soo afjarayso sillsilada moobiladeeda nashqada note iyadoo umaraysa laba talaabo oo kala ah, waxaa la iska indha tiri Karin in aanay shirkadu lahayn qorshe cad oo ku aadan galaxy note oo uyaala sanadka soo socda sida ay rajaxayaan ilaha badhkood, taaso macneheedu yahay inay moobilada galaxy  e smart-ga ah ee sanada soo socota la suuq keenayo noqonayaa galaxy s22 ee isku laabma.

 

 

Waxay intaas ila wareedyadu kusii darayaan in ay Samsung soo afjari doonto soo saaritaanka galaxy nite20 dhamaadka 2021 , hada uu socdaa soo saarista nashqadan wxayna kujirtaa liiska iibsiga sanadan.

Waxay warbixinada qaarkood sheegayaan in taxanahan galaxy note laga iibsaday ilaa 3.2 milyan oo xabo 2020 kii oo kaliya.

 

Siwaxaa biyo kama dhibcaan ah in soo shaacbaxa moobilada laabitaanku yahay sababta iftiinka kaqirisay nashqad aadka ay u xiisayn jireen dadka qaata taleefanda gacantu, madaama uu jiilkan cusub wato shaashad balaadha, iyo astaamo kale ha ugu muhiimsanaado qalinka electarooniga ah e s pen.