goDady ayaa sheegttay in lajabsaday macluumaadka malaayiin websaydh oo ka tirsanaa

 goDady ayaa sheegttay in lajabsaday macluumaadka malaayiin websaydh oo ka tirsanaa

 


waxay cadaysay shirkada GoDady ee martigalisa bogaga internetka in lagu soo qaaday weeraro xoogle oo lala beegsaday ku dhawaad 1.2 milyan oo wabsaydh oo wordpress oo ay maamulaysay saacadiihii lasoo dhaafay , wararkan oo ay soo qaaden hackaro aan haybtooda la aqoonsan ku wasoo usoo dusay macluumadka hal miyan iyo badh kudhawaad bog oo ay domain keeda ku xidhnaa, arintan ayaa dhacday lixdii sibtembar siday warbaahinta u xaqiijisay GoDady.

 

Wxay sheegtay wakaalada caalamiga ah ee routers iyadoo kazoo xiganaysa Godady shilkan waxaan ogaanay 17 november  wuxuuna kusoo galay dhinaca sadexaad lanbar sired laxaday nidaamka shirkada , mid kamida masuuliyiinta shirkada ee waawayn ayaa intaa kusii daray inay beegsadeen dhaqdhaqaaq ay ka shakiyeen kaaso laga waday qaybtayada wordpress ka ee anaga nasoo raacsan, waxaanan bilawnay baadhitaan dagdaga islamarkiiba anaga oo kaashanayna shirkad ku shaqada leh danbiyada electarooniga iyo ticnoolajiyada macluumaadka, waxaa kaloon xidhiidh lasamaynay dhinacyada fulinta qaanuunka.

 

Wxay intaas kusii dartay warbixintu in shirkada godady ee caanka ka ah caalamka websaydhka  uu hoos udhacay saamigeedu ilaa heer 1.6 mucaamalaadkeeda , waxayna si dagdaga islamarkiiba u joojisay dhaqdhaqaaqii gacanta sadexaad ee faraha lasoo gashay shirkada ilaa iyo hadana waxaa socda dadaalo lagu jiro sidii loo xaqiijin lahaa qadiyadan xala loog gaadhi lahaa mushkiladaha noocanoo kale ah, ee dhaawac halista leh ugaysanaysa mid kamid ah shirkada host ga kuwa  loogu kalsoonida badanyahay shabakada intrnetka, uguna caansan lguna qiyaaso macaamiisheeda malaayiin .

 

Si kastaba ha ahaate wali aadbay uyaryihii macluumaadka laga helayo dhacadadan soo shaacbaxday saacadihii aan soo dhaafnay.