cashir online snapchat oo caalamooo dhan laga dareemay guidiisa


 


lagasoo bilaabo maalinkii taaladii 12 julay 2022 intii kadanbaysay duhinimadii maalintaas waxaa soo baxay kala go ku yimid barta snapchat  kaasoo lasheegay inuu si laxaad leh adeega oga baxay waxaana iska soo daba dhacayay cabshooyi farabadan kuwaas oo dhamaantood ku sheegay barha kale ee bulshada inay la kulmeen caqabadan , waxaa intaa sii dheer siday wararku sheegayaan inuu application ku is xidhayo saada loo furo waxaana si gaar ah loogu arkayaa dadka dhawr akoon ku leh snapka.

 

hory waxaa u goay lix maalmood kahor snapchat ka application ka instagram kaasoo gilgilay shabakada internetka  haatan waxaa laga saaray khadka snapka wxaana wali isasoo taraya cabashooyika kuwaas oo lasoo dhigayo barta twitter-ka iyo meela kalaba.

 

 

waxaa si aan ala go lahayn isu soo taraya warbixinada lagoo qorayo dhacdadan iyadoo si wayn loogu falanqaynayo dhamaan qaybaha kala duwan e warbaahin ta kala duwa. wxaa muuqata in adeegayaasha snap lakulmeen caqabado kuwaas oo imanaya marka lagalayo  snapka iyo sidoo kale qabashada fariimaha  waana hawlaha ugu muhiimsan ee  ay saamaysay ciladani.

kooxaha farsamada ee ka hawl gala snapchat-ka ayaa sheegay inay lasocdaan ciladan islamarkaana ay ku hawlanyihiin sidii ay u xalin lahaayeen mushkiladan. waxaa dhaba ah in ayna olaa hada aanay muqan wax saadaal ah oo sheegaysa xiliga ay xaaldu sideedii caadiga ahayd kusoo noqon doonto.