whatsApp waxay soo kordhisay hab aad u qarinayso xaaladaada


 


muda dheer ayay in badan oo isticmaasha adeeha whatsApp codsanayee in ay helaan hab ay ku qarin karaan xaalada sida inay online yihiin iyo in kale iyo sidoo kali xiligii ugu danbaysay ee ay soo galaan waxaanad mooda inay gaadhay fariintoodi maamulka barta whats appka  waxa la helayaa warar sheegay inay soo kordhisay whatsapp astaan qarinaysa xaaladaada ayadoo aad adigu dooranayso cid gar ah oo aad kaqarinayso macluumaadkaas , halka dadka le ee aand diidanayn ay arki kaaraan xaaladaada . waxad moodaa inay shirkadu hada talaabo dhanka wanaagsan ay u qaaday gaar ahaan feershinkan cusub ee loogu talagalay Android 2.22.16.12  waxaa usuuro gashay shaqsiyaadka jooga WABetinfi inay dib u habayn cusub oo ku saabsan waxyaaba gaarka ah.

 

waxaa hada si fudud loo heli karaa in la iska calaamadiyo cida aadan rabin inay ugato xaaladaada adoo kasoo reebi kara cida kale ee aad u ogoshahay inay ogaadaan xaaladaada xiligaa aad soo galayso iyo xilaga aad kamaqantahayba. astaanta ayaa ku jirtay nidaamka ios in muda ahba waxaan hada lagu soo kordhiyay nidaamka andoid ka si tijaabo ah waxaan  muda dhaw hadii alle idmo lawda gaadhsiinayaa dhamaan nashqadaha android ka.