Sidan ayuu rasuulku salaahu calayhi wasalam u dardaarmay caliyi






Sidan ayuu rasuulku salaahu calayhi wasalam u dardaarmay caliyi)


Rasuulka CSW ayaa isaga oo Cali Ibnu Abii Daalib la dardaarmaya ku dhahay

( Caliyoow ha seexan habeenkii adiga oo aan 5 arrimood samayn)..

1. Adiga oo aan quraanka dhammaystirin.

2. Adiga oo aan 4000 oo dirham sadaqo ula bixin.

3. Adiga oo aan kacbada booqan.

4. Adiga oo aan xafidin meesha aad jannada kadegayso iyo

5. Adiga oo aan qancin kuwa ka soo horjeeda.Wuxuu ku dhahay 

(Sidee ayay u suuragalaysa Rasuulkii ilaahayoow?)

Markaa wuxuu ku yidhi Rasuulku CSW:

1. Haddii aad akhrido 3 jeer ( ﺳﻮﺭﺓ ﺍﻹﺧﻼﺹ ) waxaad dhammaysay quraankii.

2. Haddii aad akhrido 3 jeer ( ﺳﻮﺭﺓ ﺍﻟﻔﺎﺗﺤﺔ ) waxaad sadaqaysatay 4000 oo dirham.

3. Haddii aad akhrido 10 jeer( ﻻ ﺍﻟﻪ ﺍﻻ ﺍﻟﻠﻪ ﻭﺣﺪﻩ ﻻ ﺷﺮﻳﻚ ﺍﻟﻠﻪ، ﻟﻪ ﺍﻟﻤﻠﻚ ﻭﻟﻪ ﺍﻟﺤﻤﺪ،ﻳﺤﻲ ﻭﻳﻤﻴﺖ ﻭﻫﻮ ﻋﻠﺊ ﻛﻞ ﺍﻟﺸﺊ ﺍﻟﻘﺪﻳﺮ ) waxaad booqatay kacbada.

4. Haddii aad akhrido 10 jeer( ﻻ ﺣﻮﻝ ﻭﻻ ﻗﻮﺓ ﺇﻻ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻠﻲ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ) waxaad xafiday/ilaalisay meesha aad jannadaka degi lahayd.

5. Haddii aad akhrido 10 jeer( ﺃﺳﺘﻐﻔﺮ ﺍﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ , ﺃﻟﺬﻱ ﻻ ﺁﻟﻪ ﺇﻟﺊ ﻫﻮ ﺍﻟﺤﻲ ﺍﻟﻘﻴﻮﻡﻭﺃﺗﻮﺏ ﺍﻟﻴﻪ ) Waxaad qancisay kuwii ka soo horjeeday...