Amazon waa shirkadii ugu horaysay e mar qudha khasaarta 1 trillion dollars-xogwaran plus

 



Amazon waa shirkadii ugu horaysay e mar qudha khasaarta

1 trillion dollars



Shirkada Amazon ayaa maalmahan maraysa hoos u dhac kuyimid qiimaha shirkada.

Hoos udhacan oo ah kii abid ugu darnaa ee ay shirkadu lakulanto intay jurtay, islamarkaana ah tii koowaad ee uu soogaaro qasaare intaa le'eg , ayaa lasheegayaa in qiimeheeda suuq gaaray heer aad u hooseeya, wuxuuna marayaa qiimaha hada qiyaastii 879 trillion oo dollar,  taaso kadhigan inay khasaartay hanti qiimaheedu dhanyahay 1.88 trillion dollars lagasoo bilaabo bishii July 2021.



Maalinkii jimcihii ayay xoogow dib usoo laabatay , iyadoo liis garaysay qiime dhan 1.02 trillion oo dollar.



Amazon ma aha shirkadii u horaysay ee dhulka gasha , balse waxaa jira kuwa kale oo qasaare dhaqaale uu cayntooda soo food spray inkasta oo aanu gaarin heerka ay gaadhay shirkada Amazon, shirkadahaas waxaa ugu wayn shirkada Microsoft oo ahayd mudooyinkii ugu danbeyay, kuwa ugu cadcad ee ku jira safka hore islamarkaana, qiime sare kubkacay mudo kooban gudaheed ayaan lakulmay hoos udhac laxaad leh oo lagu qiyaasay inuu gaadhay sanadan 900 billion oo dollar.