Sir culus... botonka laga daaro boobilka hawlaha kalee ubqabto

 

Sir culus... botonka laga daaro boobilka hawlaha kalee ubqabto



Botonka laga daaro lagana damiyo, hadaan si kale u dhigo daaraa damiyaha moobilada smartiga ah (power) ma  ogtahay inuubhawlo badan qabtoo kabaxsan shididida iyo dam8nta moobilkaaga? Hadaanad ka warqavin halkab waxaan kuugu soo gudbinaynaa macluumaad sir ah oo ku saabsan botonka powerka ee moobilkaaga, si uu kuugu sahlo hawlo badan.



Bottonka power- ka wuxuubqabtaa hawlo badan oo ka duwan inta aad ogtahay kana badan , waxaad u adeegsan kartaa hawlahan soo socda:


Hadii uu qof kusoo waco islamarkaana aadan rabin inaad ka qabato moobilka, waxaad taabanaysaa oo kaliya botonka powerka ee laga damiyo teleefanka si aad ugu damiso


Markaad kaamarada furto hadii aad u baahato inaad shido falaashta sidoo kale waxaad taabanaysaa botonka powerka kadibna way kuu shidmaysaa.


Waxaa kaloo uu sugaa amaanka mobilkaaga , isagoo dardar galiya nidaamka ilaalo ee u gaarka ah aaladaada.