qaabka galmada haweenka uurka leh

 


qaababka gamada  haweenka uurka leh

 

xiliga ay dumarku uurka yihiin, way culusyihiin islamarkaana jiidh jiidh badan oma tag hayaan sidaa darteed, hadii ninku xaaskiia tooogo ka yeesho xiligaas ay xaamilada tahay, waxaa la gudboon inuu qiimeeyo xaaladeeda, islamarkaana uu isku dayo inuu suubiyo qaabab uu ugu galmoon karo, iyadana raaxo ka heli karto.

 

Horta aan kuugu daree, dumarku marka ay uurka yihiin, badana way ku kala weecsan yihiin dareenkooda ku aadan dhanka galmada.sidoo kale waxaa door aan la hilmaami Karin ka ciyaara dareenka kacsi ee dumarka uurka ah, marxalada uu marayo uurkedu. Hadaan si kale u dhigno mudada uu uurku marayo ama inta bilood ee uurkeedu yahay.

 

Xaqiiqdu waxay tahay inay gadgadoonto baahida dumarka eek u aadan dhanka galmada, laakiin sax ma ha uinaan is badalka oo dhaniyada saarna, maxaa yeelay ninkuba qayb ayuu ka yahay maadaama uu isaguba dareemayo isbadalka ku yimid xaaskiisa, taasina ay wax kabadalayso dareenkiisii jinsi ee kala dhexeeyay afadiisa.

 

Maalinba maalinka kadabeeya ayay soo kordhaysa cabashada ka imaanaysa dumarka xilaga ay uurka leeyihiin, iyaga oo ka sheeganaya in aanu ninku u lahayn wax danayn ah sidii ay horay ugabaratayna ahayn. Waxaa la sheegaa in rabitaanka ninku hoos u dhaco xiliga uurka 50% marka loo eego xiligii aann uurku jirin, balse sadexda bilood ee ugu danbeeya ayaa ah kuwa ugu siidaran isagoo isagoo kolba kolka kadanbaysa sii yaraanaya.

 

Haweenayda ayaa iyadu ka duwan ninka dareenkeeda ayaa xoogaa ka danbeeya, sidaa daraadeed waxay u baahan tahay in loot ix galiyo xooga xaas haan, islamarkaana lagu la wadaago gogosha kulan gacaltooyo. Inta badan dareenka galmadu waxay hoos udhacdaa dumarka sadexda bilood ee uu horleeyahay uurka, sababtuna tahay walaca , yalaalugada badan iyo mataga ay la il darantahay.

 

Mida kale, haweenaydu way dareemi karta ilmaha ku dhax unkamaya caloosheeda, isagoon ninku waxba ka ogaanin, islamarkaana ula dhaqmaya sidii cadiga u ahayd, sidaa darteed ayuu ninka u yaraada bilaha danbe dareenkiisu. Dadku isku mid ma ahee in kastoo ay jiraan qaar kasii dara xilagaas oo raga ka mid ahi.

 

Wxaa dhacda inuu niku dareebo xooga waabasho marka uu arko xaaskiisii oo uur leh, raga qaara maba taabtaan jidhka xaaska , iyagoo ka aaminsanba inay tahay ceeb in wax laga dayo islaan xaamila ah, halka qaar ay dhaqan ahaan ka aaminsanyihiin ceeb, qaar kalena u tudhayaan ilamaha yare e uurka ku jira iyaga oo ka baqaya inuuu wax gaadh.

 

Qaababka ugu fiican ee Naagta uurka leh loogu Tago 

1.Qaabab ugu wanaaagsan ee aaminka ah sadexda bilood ee hore waa labadan qaab:

·       Dhanbacaadka: waa inay xaasku useexato qadaad qadaad islamarkaana uu korka kamaro xaajigu.

·       Dhinac-dhinac: taasina waa in ay xaasku bar bar u seexato, bar-barka midig ama bar-barka bidix miduun, xaajigu uu gadaal kazoo seexdo. Labadaa qaaba waad samayn kartaan marka uurku hor leeyahay hadba midi aad is tidhaahdaan way idiin hawl yartahay.

2. qaababka aaminka ah xiliga ay ku jirto sadexda bilood ee dhexe

·       Fadhi: oo loola jeedo inuu ninku ku fadhiisto kursi dabadeedna ay xabadka iyadna kaga soo fariisato iyagoo iska soo hor jeedsanaya.

·       Jiqilka iyo jilbaha: ooo ah in ay dhulka dhigto labada law iyo labada jiqil kadibna gadaal oga yimaado ninku.

3. qaababka aaminka ah sadexda biloo ee ugu danbeeya

·       Korka: oo ah in uu ninku qadaadka u seexdo iyadna korka ka marto si aanay uur kujirtu wax cadaadis ah u dareemin.

·       Dhan u dangiigsiga: oo ah in ay xaasku dhinac u seexato ayad oo dangiigsanaysa jiqilka gacanta, odayguna horay kaga yimaado isagoo sidaa si lamida u yaala, qaabkaasi wuxuu uur ku jirta ka ilaalinayaa cadaadiska.

·       Qarqarka sariirta: waa xaaska oo qaarka hore dhigta sariirta , miskeheedana ku aadisa qarka sariirta.

·       Tiirsiga lataaganyahay:waa inay istaagto labada gacmoodna gidaar ugu qabsato kadibna saa lagu xaajo guto.[1]