fariimo jaceyl sms

 


fariimo jaceyl sms


Qisooyinka qaar waxaad la ilmeyn dontaa aqrintooda sawabtoo ah ma xamili karo qalbigu dhib uusan fileenin inuu dhinaciisa ooga yimaado.


Dadka qaar  Ayaan Luminaa Weligood, Ma Ahan Inay Dhinteen, Balse Waxaa Dhintay Astaamihi Aan Horey Ugu Jecleen.


Kama xishoonayo inaan adiga ku raali galiyo kamana xishoonayo inaan adiga ku dhaho 1000 jeer waan ku jeclahay, maxaa yeelay waxaad ku weyn tahay qalbigeyga. Waxaan ogahay inaanan dooran ruux nafteyda aysan u qalmin balse aan doortay naftey  uronaheyga.


Nolosheyda adiga kaa hor

Waxyaabo fara badan ayaan 

Ku riyoon jiray kuna hamiweynaa

Balse adiga marka aan ku helay

Adiga oo kaliya ayaan kugu

Riyoodaa kuguna hamiweynahay.


Jacaylku ma aha in aad hesho qof sax ah, ee waa in aad qof aan sax ahayn oo ka aragto dhinaca saxda ah.


Maalin kastaa oo aan adiga kula joogo waa wax cajiib ku ah nolosheyda, sababtoo ah waxa ay nafteydu diyaar u tahay safarka dheer in ay adi kula qaadato.


Xiriirada jacaylku waxay la mid yihiin Shinbiraha, Hadaad xoog u qabato waa ay dhimanayaan, Haddii aad Beerdaraysana waa ay duulayaan, laakiin hadaad u qabato si taxadar leh waa ay kula joogyaan Abidkaa.


Mar kasta oo aan ku eego, waxaan arkaa macnaha aad adduun iila fadhido, ma qiyaasi karo noloshayda la’aantaa sida Ey noqoneyso Xabiibti.


Waan kaaga mahadcelinayaa inaad waqti ii siisay inaan markale dareenkeyga kuu muujiyo. Midna ogow, noloshu dhadhan malahan adiga la,aanta anigana farxad lama derisi doono adiga la,aanta. Weli waan ku jeclahay waana ku jeclaan doonaa inta nolosheyda ka dhiman.


Markii aan adiga ku arkay ayaaan arkay farxad, Markii aad adiga ii soo dhawaatay ayeey siyaaday farxadeyda.


Nolosheyda adiga kaa hor

Waxyaabo fara badan ayaan 

Ku riyoon jiray kuna hamiweynaa

Balse adiga marka aan ku helay

Adiga oo kaliya ayaan kugu

Riyoodaa kuguna hamiweynahay.