Sayid nuur cabdille allaha ka raali noqdee

 Sheikhul Mashaaikh Al Qudbu Rabani  A Shahiirul Murabi    

Caarifun Bilaah  Mawlanaa SAYID NUUR CABDILE   (RC)

Wuxu dhashay tar/ Hijriyadu markay       Ahyd 1321 oo lamid ah

1902 ee Miilaadiga

Wuxuu ku dhashay Ceelka Malayko ee deg/garbo  Gobalka Nogob

Aqootiisa diimeed inteeda badan muqdisho ayuu kusoo qaatay

 Ugu Dambayntiina Kuliyadii Fiqiga Ee Baardhere Ayuu Kuso Daraseyay Cilmiga Fiqiga iyo Axadithta 


Mudo Kadib deegaanka ayuu Dib ugu soolaabtay wuxuun kusoo Horeyey  gobalka afdheer    Waxaana aad usoo dhaweeyay caalimkii waynaa ee la odhan jiray  Sh cabdi mursal 

Sayidku halkaas ayuu dad 150 kor udhaafaya darsi diimeed oogu bilaabay asaga oo dhalinyara ah xaaskiisi 1aad ayuuna ku guursaday mudo kadib ayuu gobalka nogob Uso talaabay oo uu markii danbana Ku geeriyooday tarikhda hijriyadu Markay  Ahayd 1411

Oo lamid ah 1 bisha August 1990

Oo ku beegan  Manta O kale      

10 ka Bisha Muxaram  Ee Yomu Cashuura     Sanad Walbana Munasabadiisa Iyo Xuskiisa Ayaa la Nooleyaa  Xiligan O kale Daafaha Dunidana Waa laga dhigaa 

Cizi iyo kamaal ilaahay haa uziyaadiyo wuxuu ahaa shakhsi

Ilahay  karaameeyay