dhismihii kacbada iyo doorkii uu ka qaatay NNKH


Casharkii 5 ee siirada |
dhismihii kacbada iyo doorkii uu ka qaatay NNKH 


Nabiga( صل الله عليه وسلم) markuu 35 jirsaday , wuxuu ka qayb galay Dhisida kacbada oo daadad ku soo Rogmadeen. Nabigu NNKH wuxuu wax ka qadayay Dhagaxda lagu dhisayo asaga oo la socda Adeerkii cabas injineerka kacabada dhisideeda gacanta kuhayay waxaa la oran jiray Baaquum wuxunahaa Nin reer Ruum ah. quraysh waxay isku khilaaftay xajarul aswadka Qolada saaraysa Booskiisa dood dheer kadib waxay isku Raacayn in  uu Garsooro Nabiga صل الله) (عليه وسلم khilafkaasna Asagaa xaliyay oo way ku qanceen garsoorkiisa .


Goormuu u baxay gudkii qaaru xira?


40 sano markuu udhawaday wuu jeclaaday in uu meel firaqa ah tago asagoo ka fikraya qaab abuurisata  koonkan iyo waxa kadanbeeyo.

Wuxuu tagijiray Buurta Xira (jabalu nuur )ladhaho oo maka xilaags u jirtay 2 mayl . wuxuu gali jiray God Buurtaas ku yaalo 

Halkaas ayuu joogayay Bisha Ramadan . waxaa utagi jray masakiinta oo uu quudin jiray waqtigiisa wauxuu kudhamaynayay Fikir uu ku fikirayo cirka dhulka iyo makhluuqan awooda soo saartay.  Asaga oon ku qanacsanayn Quraysh waxa aysamaynayso oo Shirkiga ah.

 

Hasa ahaatee Asaga markaa maheesan Dhabo cad o dadka ugu yeero (yacnii kitaab laguma soo dajinin).


Afartankii markuu ubuuxsamay  waxaa ku bilaamay in uu arkayo Riyooyin kadibna waxaa si caadi ah udhacayay wuxuu ku Riyoodo.

Arintaa Riyada waxay socotay 6 Bilood 

Malin isniin ah Bisha Ramadana ay marayso 21  oo ku Baygan 10 August 610 Nabiga Dadiisana aytahay afaratan sano iyo lixbilood iyo toban iyo labo malin ,  ayuu jibriil uyimid kuna soo dajiyay suuratu iqra Hakaasna waxaa ka bilaamay Shaqo cusb.


                        KUSALIYA NABIGA صل الله عليه وسلم

By: Sheikh deeq cabdi xusen