Dhalashadii Nabiga NNKH


Barashada Nabiga NNKH magaciisa waalidkiisa iyo 

Magaciisa waa 

 

Muxamad Binu cabdilaha bini cabdi mudhalib

Waa Reer Hashim oo  waa reer Qusayi oo wa reer Quraysh Oo waa rer ismaaciil 

Magaca Hooyadii NNKH 

Aimina Bintu wahab Binu suhra  bini manaaf

Goobta uu ku dhashay NNKH

Wuxuu kudhashay makah xafadii Reer Haashim 

Sanadkii uu dhashay NNKH 

Wuxuu dhashay 20 ama 22/April/571 

Malin isniin ah xili Barqinkii ah 

Hoyadii waaxaa ka umulisay Gabdhii Laoran Jiray Shifaa oo dhashay saxibigii waynaa Cabdiraxman Binu cowf

Awoowgii cabdi mudhalib  markuu maqalay dhalshadiisana wuxuu ubixiyay muxamad صل الله عليه وسلم

Sheikh deeq cabdi xusen