Kooxda khawaarijta


Kooxda khawaarijta

Khawarijtii wakhtigii ree binu Umaya 3 jeer ayaa lala dagalamay way yaraden oo dhib kodii waa laga nastay lkn waxaa jirta nin la odhan jiray maxamad Cabdi Wahab oo khawaarijta manta joogta shekhediya oo dhashay 1111 sano markii laga jogo hijri yada ayuu dhashay ilaa kun halboqol iyo 30 donkii xeroow ayuu ahaa oo ilaa xaramanka uu u xereyay masha ikhdisii ayaa kayabtay waxuu bidco ka kacayo nin kan masha ikhdisana waxaa kamid ahaa sanal daxlani iyo rag kale marka waala xidhay xabsigii ayuu ka baxsaday Maxamed binu sucud oo meel dirciyo ladhaho madax ka ah ayuu ku cararay halkaas ayaa laska kalmastay dawladii English ka ee markas jirtay ayaa sodhex gashay oo heshiis u kala samaysay waxayna ukala maga cawday qolo in xaga diinta lodhibo qolana xaga dawlada Maxamed Cabdi Wahab waxuu noolaa 92 sano 70 iyo sano isagiyo koxdisu maynan soo xajinin English ku marmar toos ayuu dagaalka uga qab qadan jiray mara wuu hubaynayay Maxamed Cabdi Wahab isagoon hadaf kisi gaadhin ayuu dhintay lkn awladisii iyo asxabtisii ayaa dumisay dawladii islaamiga ee khilafadii islaamka 12 ayaa lasku dayay in dib losoo celiyo khilafadii islaamka oo English ayaa diiday oo ay ee wahabiyo latashanayen English markuu burburay qoladan hada haysata ayaa sas kula wareegtay wahabiyo markay sogalen Cabdullaahi binu cabaas qabrigisii ayay kabilaben hantidii muslimiinta ayay bililiqasten dumarkii iyo carurtii ayay layen xitaa dahabkii guryaha lagu aasay ayay lasoo baxeen dhaa if iyo maka inta u dhaxaysa ayay kitabtii muslimiinta is qabteen oo dameeraha lala dulmarayay maka malintay sogalen Khadiijo bintu khul qabrigedii oo ladumiyo ayay kaga bilaben hada iyo somaliya ama labax 

1)Al itaxadul islami

2)salafiya

3}qadiimiya

4}jadidiya

5}ictisaam

6}alshabab

7} jamecatul islam

8]xisbul islam

9}milatul ibrahiim


Waxadhan khawaarij weeye waxan tilmaami donaa khawaarijtii wakhtigii Cali abii dhalib joogtay tilmama hodii iyo kuwan tilmama Hoda car wakaase hal tilmama ha isku gafaano


Khawarijtas sayidinaa Cali wakhtigisii joogtay wax ka son badnaa ama ka salad badnaa ama ka Quran akhris badnaa majirin hadaba muslimiinta maxay kaga socmen sawaadul acdamkii muslimiinta oo dhan ayay galaysiyen