Sitaad macaan farxayee ileen faadima nabaa timidee

Sitaad macaan farxayee ileen faadima nabaa timidee


Fooruhu markuu dhaco fiigu iiyeeryee farxayee ileen faadima nabaa timidee 



1 faadima rasuul gabdhaheda waaw utimidee intee tuban yihiin baa tashka loo xiriyee 



2 Beer kiyo wadnaha bohol yoowgu  iga gaar yee yaa ubida aloow barti eey kunoshahayee 



3 Yaa raaco oo yeey wada rafiiqaanee muxubada janada yeey kula rucleeysaayee 



4 Gurigeey  kaduushiyo gogasha nuurka lahee gawadhaan  kugardinin guusha meey helinee .



5 Liibaan tadii leerkeedi baa baxayoo wax lalawa lulawa leydhii hadeey timidee.



6 Kuu dhawaaqayee sida dhaawac igu yalee faaduma dhamestiran weey gu dheer tahayee.



7 Umar qaamayee sida ruux maraa mahoo meeshan marawa fadima kamilicsadayee.



8 Malab kiyo janada yaa lagu macsuumaayoo ina muxamad sharaf yeey midigta qabatayee.



9 Yaa gala aloow guryaheeda qaaska ahoo gaashaan dhigii yeey gogal kasiisaayee



10 maashaa allah yaa nabiga qabila oo ladhax gala alow janadii macaaneede.