Sida loo sameeyo Salool caramel


Salool caramel

waxay ka koobantahay


1.Daango 1 koob 

2.Tumin sokor 

3.Caano 1 koob

4.butter 1 qaando 

5.cusbo yar 


 

●Digsi dabka saar ku shub saliid yar ku dar daangada oo ku dub markay wada bucato ku shub weel godan,soo qaado birtaabo dab hoose kadhig  dabka ku shub,


 ●sokor ee walaaq ilaa ey ka dhalaasho ku dar butter marnaba haka daynin qaanda inaad ku  walaaqdo ku dar  caanaha si tartartiib ah kuwada dhameey caanaha sifiican usii walaaq markay kuu noqoto shukalaato camal ku dul shub daangadii kuu diyaarsan isku walaaq waa kuu diyaar.


●markii sidaan loo sameeyo daangada/ saloolka aad ayee u macaan badan tahay.


●hadii aad ka heshay casiriyadan la wadaag asxabta aad u jaceshay saloolka.


follow garey page like saar share gare


mahadsanidiin