Shanta dal ee ugu xashhiishcabka

 

5anta dal ee ee ugu xashiish cabka badan caalamka

Caleenta loo yaqaano xashiishada ayaa inta badan munuuc ka ah dalalka caalamka si adag loo kaantaroolaa isticmaalka daroogada nocanoo kale ah

Balse waxaa jira tira yar oo dalalka caalamka kamida oo aan saa usii fogaynin,

Muqaalkan waxaan kusoo gudbinaynaa haduu alle idmo shanta dal ee ugu cabista badan xashiishka.

kaalinta.5 aad



Kaalinta shanaad waxaa kujira dalka chili ee dhaca qaarada latiin america dadka isticmaala daroogada xashiishka ah ayaa lagu qiyaasaa %11.83 dadka kunool wadanka cheli.

Kaalinta 4aad:

Kaalinta afraad ee liiska wadamada ugu cabista badan xashiishka waxaa galay dalka canada ayadoo lagu qiyaasay inay dhanyihiin dadka qiijiya caleentan xashiishka12.7% boqolkiiba bulshada kunool dalkaas canada . waxayna kujirtaa dawladaha tirada yar ee xashiishada ufasaxayisticmalo laxidhiidha dhanka cafimaadka  sidaa Nigeria ayay xukuumadu saartaa cadaadis xoogleh  si loo xakameeyo adeegsiga sharci darada ah .

Kaalinta 3aad:

Wadanka nigeria ayaa galay kalinta 3aad wadamada ugu xashiish cabka badan caalamka halka uu kaalinta 1aad kaga jiro guud ahaanba qaarada africa dadka caba xashiish gudaha dalka nigeria ayaa lagu qiyaasaa inay kor udhaafayaan 14% boqolkiiba dadka kunool dalka nigeria.

Kaalinta 2aad:

Kaalinta 2aadna waxaa kujira dalka maraykanka wxaanalaga ogolyahay in loo adeegasado xashiishka ujeedooyin caafimaad 22 gobal oo katirsan dalka maraykanka  halka inloo isticmaalo madadaalo ahaan laga ogolyahay oo kaliya labada gobol ee kala ah Colorado iyo Washington iyadoo lagu qiyaaso dadka isticmaala 16.2 boqolkiiba .waxayna kujirtaa kaalinta labaad ee dalalka ugu qiijinta badan caleentan.

Kaalinta 1aad

Kaalin 1aadna waxaa nasiib uyeelatay aysland inkastoo isticmaalka xashiishku yahay sharci ahaan mid mamnuuc ah wdankan ayaa hadana lagu tilmaamaa inay koobka uqaaday dalalka ugu xashiishcabka badan dunida iyadoo lagu qiyaasay 18.3 % boqolkiiba.