xogwaran plus 5 talo oo kaadhigaysa marwo kudayasho mudan

5 talo oo kaadhigaysa marwo kudayasho mudan

5 talo oo kaadhigaysa marwo kudayasho mudan

waxay iswaydiinayaan inbadan oo kamida dumarku siday unoqon lahayeen marwo/hooyo wanaagsan oo kudayasho mudan , wxayna xaqiiqdu tahay in la iswaydii ayyan kabadhicin ujeeedada qaaliga ag waayo ? wanaaga qofka garanaya ayaa raadiya oo kaliya.

inkastoa oo yaryahay guur kamadhan xurguf iyo ismaan dhaaf soo kala dhaxgala labada wada jira hadana waxaa jiraa lamaanayaw kaga guulaysta caqabadahaas isfahan iyo kalgacal iyo isu caqli celin islamarkaana xidhiidhkooda kanadiifiyay wax walba oo carqalad keeni kara.

Hdaba maxaa looga baahanyahay gabadha si ay uga midnoqoto kuwaas?

waa inay joojisa isku dayga inay mar walba umuuqato ruux wanaagsan:

waa inay joojiso gabadho inay nafteeda kadhigto mid ceeb kasaliim ah , sidoo kali ay umuuqato mid ka qurux badan midabkeeda dabiiciga ah , waana inay iska yarayso waxyaabaha la isku qurxiyo , dibna usoo celiso kalsoonida ay ku qabto nafteeda.

inay muujiso dareen farxadeed:

waxaa jirta odhaah tidhaa farxada gabadhu waxay ka dhigantahay nolol farxad leh.

waxayna guriga usoo jiida gabadha faraxsani dareen farxadeed, hadiisa ay tahay mid mar walba murug iyo walbahaar wajigeeda saaran yahay  taasi waxay nolosha kadhigaysaa mid qaraar .

danaynta arimahaa hoose:

haweenayda dhabeesha ah waa mida ku baraarugsan waxyaabaha sii yaryar ee hareerteeda ka jira .

jacaylka:

marwada san waamid umuujisa qoyskeeda dareenka jacayl ee ay uhayso kuna nuujisa dhaqankeeda iyo afkeedaba.

umahadcelinta lamaaneheeda:

 inay uga waranto xaasku ninkeeda abaalka ay uhayso iyo sida ay ug faraxsantahay dadaalka uu uhayo dhaqshada qoyskiisa waa mid ka dhigaysa  dhankiisa marwo aan wax loo dhiga jirin.