LUQADAHA BOROGIRAAMINTA (PROGRAMMING LANGUAGE )

 




LUQADAHA BOROGIRAAMINTA (PROGRAMMING LANGUAGE )

Waxaan dhamaanteen si maalinle ah u adeegasanaa qalab ka electroonickada ah aday tahay bobilada, iyo haday tahay computerada .

Taasina waxay katurjumaysaa hormarka uu banii adamku kagaadhay technology –ga kaaso qayb laxaad le gaqaatay hormarka dunida manta.

Culuumta computer-ka(computer science) ayaa ah lafdhabarta uu ku taagan yahay hormarkan balaadhan .

Waxaana jiro luqado lagu dhiso baraamijyada computerka oo dhan kuwaaso haga qaabka uu hadba ushaqeeyo baraamijku.

Waxaa jira in kabadan hal luqo (programming language ) oo lagu sameeyo barnaamijyada electronic –ga ah.

Hadaba halka kagama hadlayno inaan qeex no luqad gaara balse waxaan kusoo bandhigi rabnaa laqdahan haal hal siaad wax oga ogaato caalam computers –ka.

 1.C: 

intabadan farsamayaqaanada aaladu xog way kahayaan luqadan C lakiin hadaad tahay mid ku horleh waa inaad barataa ood ka bilowdaa C madaama ay tahay mida ugu fudud eekaa sacidaysa inaad sifudud ufahanto habka looladhaqmo programming language-ka  takale waa gundhiga aad ubaahantahay inaad aqoontaada ku dhisto.

2.C++ :

wxaa lagu tilmaamaa luqadii ugu horaysay ee ah nooca loo yaqaano oop(object oriented programming)

Marka lagasoo tago luqada hooyada u ah ee C  waana luqad muhiim ah waana ta lagu dhisay FIREFOX iyo dhamaan barnaamijyada ADOBE  .  hadaba markaad rabto inaad samyso barnaamij fudud oo dhakh se badan waa inaad adeegsataa C++ 

3.C#

 WAA luqaad loo adeegsado siyaabo kala duwan waxaa soo saartay asalkeedii hore shirkada Microsoft waxayna kadhax isku dhafka c iyo c++ .

4.JAVA:

java waa mid kamid ah luqada ugu muhuumsan sanadahan danbe inta loo yaqaano OOP language –ka waxaana curisay shirkada sun sanadii 1990. Wxaa loo adeegsadaa luqadan java nacyada kala duwan ee aplicationada ,websiteyada  apps mobilada iyo samaynta games-ka wxaaad awoodaa inaad ku samayso barnaamijyo  kushaqeeya dhamaan systemyada kala duwan sida: windowska , mac. Linux waana luqada ugu dalabka badan dunida.

5.PHP:

waa mid kamida luqadaha wxaanad kusamayn kartaa dhismaha website yada iyo bogaga kaladuwan ee internetka wxaanad si fudud ugu dari kartaa HTML SI AAD usamayso applicationada internetka. Waxaa awoodeeda cadayn inoogu filan in ay 200 milyan oo website in kabadan ay ku dhisanyihiin PHP. Wxaa kamida FACEBOOK ,WORDPRES.

6.PYTHON:

waxaa lagu tilmaama pythontu inay tahay luqadaha heerkoodu sareeyo  HIGH LEVEL waxaa loo adeegsadaa diyaarinta  ablicationada mobilada iyo webka waxa lagu tilmaama inay tahay luqada ugu fudud marka loo eego qofka bilaowga ah waxayna leedahay code si fudud loo akhriyi karo. Websiteyada lagu sameeyayna waxaa kamida PINEREST, INSTAGRAM.

7.JAVA SCRIPT :

waa mid kamid ah luqadaha lagu tiriyo Scripting Language waxay kazoo dheegataa inbada oo kamid ah code keeda  aan kazoo hadalay waxa astaameheeda kamida inay kushaqayso dhamaan browserada kala duwan . waxaa kaloo loo adeegsadaa smayn games , iyo applicationada pc –ga.

8.SQL:

sql waxaa lo soo gaabsaday structured query language waa luqad ugaar ah dta base –ka wxayna kamid tahay luqada loo isticmaalo hawlaha laxidhiidha data-da waana mid ay ubaahanyihiin shirkaduhu sidoo kale bagiyda iyo mashaariicda waawayn.

9.CSS,HTML:

HTML, CSS Waxaa loo adeegsadaa qaab-dhismeedka web-ka waxayna kamid tahay noca loo yaqaano markup language mana laha adeegsi kabaxsan webka.

10.xml:

Waxay katirsantahay noocaan kor kusoo xusnay markup language wxaanad kaheli kartaa  meel kasta wxaana loo adeegsa in lisku duba rido macluumaad ladaadsan .waxaana lagu xidhi karaa data base , iyo luqadaha java script,ajax waxyaaba ugaarka ah luqadan waxaa kamid ah inaayna ku kobna wbk oo kaly ee agu smyo pc apps .

 

Maaha luqada programming kuwo intaa ku kooban base waxaa jiraa kuwa kale oynaan hada halka ku xusin . oon hadii allaha awooda lihi inoo ogolaado kusoo qaadan doon qorma kale. Alla mahad leh.