Sida loo xidho bogaaga Facebook-ga

 Sida loo xidho bogaaga Facebook-ga

Sida loo xidho bogaaga Facebook-ga




Sida loo delete gareeyo Facebook adoo umaraya setting 



Waxay faahfaaniysaa tilmaantani sidaad u delete lahayd boga aad ku leedahay barta facebooga adoo kagalaya qaybta setting Facebook ga gudihiisa.



Waxaad furtaa mid kamid ah browser da net ka laga galo ee kuugu dagsan teleefakaaga .


▪︎waxaad horay usii galaysaa Facebook ga.


▪︎waxaad dooranaysaa meesha qoraalkan kuyaal (setting &privacy)


▪︎kadib dooro (settings)


▪︎kadibna dooro macluumaadka Facebook (your Facebook information)


▪︎kadib dooro qodobka haki ama delet garee ee sidan udhiga(deactivation and deletion)


▪︎waxaad doran delete garee si kama danbays ah (permanently and deletion account)


▪︎si aad u tirto guji (continue to account deletion)


▪︎kadibna (delete account)


▪︎waxaad galinaysaa lanbar sireed kaagii wabilaahi tawfiiq.



Delete garaynta Facebook gaaga adoo adeegsanaya app ka facebooga.



Talaaboyikan ayaad raacaysaa hadaad rabto inaad si toos ah oga masaxdo application ka face-ka ee kuusaaran moobilkaaga.



▪︎waxaad furaysaa application-ka face-ka


▪︎waxaad taabanaysaa calaamada qaabka sedaxda layn lamoodo ee korka ka muuqata.



▪︎hoos ayaad u eryaysaa ilaa inata aad kagaadhayso setting-ga.


▪︎waxaad dooranaysaa meesha qoraalkan kuyaal (setting &privacy)


▪︎kadib dooro (settings)


▪︎kadibna dooro macluumaadka Facebook (your Facebook information)


▪︎kadib dooro qodobka haki ama delet garee ee sidan udhiga(deactivation and deletion)


▪︎waxaad doran delete garee si kama danbays ah (permanently and deletion account)


▪︎si aad u tirto guji (continue to account deletion)


▪︎kadibna (delete account)


▪︎waxaad galinaysaa lanbar sireed 



Talooyin muhiim ah kahor inataanad delet garaynin Facebook gaaga.


Waxaa dhici karta inay jiraan macluumad ahamiyad culus kuugu fadhiya ood waqti xaadirkaas hilaansantahay aad goaansatay inaaad kataqalusto barta aad kuleedahay face-ka sidaa darteed waa inaad kahortagtaa khasaaraha nocanoo kale ah .



Waxaad samaynaysaa backup kaasoo aad ku kaydsanayso macluumaadkaaga markaad masaxdo ka dib.



Raac liiskan.



▪︎waxaad furaysaa application-ka face-ka


▪︎waxaad taabanaysaa calaamada qaabka sedaxda layn lamoodo ee korka ka muuqata.



▪︎hoos ayaad u eryaysaa ilaa inata aad kagaadhayso setting-ga.


▪︎waxaad dooranaysaa meesha qoraalkan kuyaal (setting &privacy)


▪︎kadib dooro (settings)


▪︎kadibna dooro macluumaadka Facebook (download your information)


▪︎waxaad calaamadin wixii aanad ubaahnayn inaad dajisato .


▪︎ka dibna waxaad dooranaysaa (creat file) kadibna isagaa Facebook baaq kusiinaya markuu damaystiro dajinta.

Waxaad kulaabanaysaa bogaagii si aad ola wareegto file kaagii.


Tirtiritaanka dhamaan macluumaadkaaga 



Face-ku waxuu masaxayaa gabiahaanba macluumaadkaaga 30 maalmood kabacdi inata aad deleday adigu taas macneheedu waa sodon cisho ayuu sii haynayaa macluumaadka , haday tahay fariimo, amaba postiyo ,sawiro, muqaalo, iyo wixii lahalmaala, sidaa darteed hadaad rabto in sidagdaga loo tirtiro macluumaadka waxaa haboon inaad sii masaxdo adigu intaadan acuunkaaga xidhin.



Dhibaatooyinka ka imaan kara xidhitaanka Facebook ga.



Waxaa kadhalanaya xidhida bogaaga caqabado dhawr ah .



▪︎lalama soo noqon karo acountiga mar kale markaad xidho.



▪︎dib looma soo ceshan karo macluumaadkaagii .



▪︎sidoo kale lama galo ka application nada aad isku diiwaan galisay isaga.


▪︎Ma istocmaali kartid messenger ka kuxadhan Facebook ga la xidhay.