Ruushkii oo aygii ay tababarteen iskula rogay

 Macluumad xiiso leh


Dakaalkii labaad ee dunida ayuu midowgii sofyeetku wxuu tabaray eey isagoo kutababaray in lasaaro miiniiyinka isla markaana marka ay ku dhawaadaan kaarayaasha jarmalka intay ag shohaan eeydu ay kasoo noqonayeen labacdona ay ku qarxinayeen remote control,  lakiin nasiib daro waxaa dhacday inay eeydu markay arkaan tiro badan oo kaarayaal ah ay cabsanayeen islamarkaan kalumayay taheedku.




Kadib waxay soo saareen qorahe kale oo shaydaani ah, kaaso ahaa inay eeydii markale ku tababareen inay qaadaan walxaha qarxa isla markaana ay hoos galaan candhada kaaraha jarmalka  , kadib markii dagaalkii bilawday eeydiina inta walxaha qarxa lasaaray loo diray dhanka kaarayaasha jarmalka unbay iskula soo mijiireen dhankii kaarayaasha midowgii sofyeti sabatoo ah waxay laqabsadeen urtii naaftada ee ay kushaqaynayeen kaarayaasha ruushku taaso lagu tababaray halka ay kaarayaasha midowgii sofyeeti isticmaalayeen petrol-ka wuxuuna sixirkii isku rogay sixiroolihii keenay!!!