Doqonimadu waa xanuun aan daawa lahayn doqontuna waa mid aanay dadku jeclayn .
Doqonimada ayuu ninba si utilmaama hadba meel ugu abtiriyaa sawikeeda ayuu ninba qaab
udhigaa .
Ruuxna kama qatana faaladeeda inuu fikirkiisu siiyabaa.
Nin
Ninba inuu alle fahan kasiiyayba si gooni ah ayuu usharxaa. Doqonimadu malaha shaanbad ku
dhigan ruux guudkii . Balse waa sifo inta badan lagu dhaliilo garaadka dadka qaar.
Maa mid katimid dhaawac soogaadhay maskaxda ama kadhalatay xanuun u ladhuldhacay qfku.
Laguma sheegin mid hide raac oo isir gaara ku faruur xidhan.
Waa sifo qof waliba iska duwo xataa kan ah laftiisu.
Mahabdhaqanbaa ? Majiraa hanaan lagu yaqaano ?madeebacad katurjumaysa heerka awooda
garaad ee ku dahaadhan madaxiisa ayaa jirta. Mase jiraa halbeeg lasku raacsanyahay oo lagu
cabiro .
Ma jiraan sababo loo eersado.
Suaalahan o dhan waa kuwa meesha yaala.
Waxaase xusid mudan in aan muran kataagnayn jiritaan ka xaladan.
Sido kale inay laxidhiidho hanan u fikirka gaar ahaan arimaha ubaahan arimaha ubaahan in lgu
xaliyo caqli fikir iyo ka talinta ayaha khibradii laga dhaxlay tagtada iyo khidada timaadada.
Inta badan waxaa laga heli karaa tilmaameha ugu dhow calaamadAHa doqonka dhaqamada
bulshooyinka . Gaar ahaan soomaalidu waxay leedahay maahmaaho farabadan oo kusaabsan
doqonta. In kastooy katurjumayso habnololeedkooda sildhigna uyahay dhaqnkeenu sawirka aan
ka haysano ruuxa doqonka ah .
Waxaa kamida mah maaha han:
Doqoni sokeeye maaha
Doqoni kulamadhalan
Soqoni ha il ag ayay leedahay ishaana sokeeyahay iskaga eegta.
Doqon hana gargaarin hana gargaarsan
Doqoni dibay ka gocotaa
Doqoni hadak kama damana
Doqoni yay kula dhalan.
Doqoney dabkaa ba.