Fariimaha gaagaaban waxay dhaawacayaan maskaxda

 Waxay dhaawacaysaa caafimaadkaaga maskaxeed....daraasad sheegaysa sirta muragada &Wrwarka markay kuusoo dhacdo fariini



Waxaa lagu tiriyaa fariimaha gaagaaban ee SMS inay yihiin habka ugu caansan ee xogaha laisku waydaarsado dunida maanta gaar ahaan xiligan  ay hoeumartay tiknoolajiyadu cidkastana uu gaadhay isticmaalka barHa bulshadu.


Wxaan shaki kujirin in ay tahay mid xiisa gaaar ah xanbaarsan inaad firiimo kahesho qaar kamid ah asxaabtaada ,qouskaaga , iyo guudahaan bulshada aad xidhiidhka leedihiin, inkastoo ay gableelada tirada badan ee aan kala joogsiga lahayni sidoo kale abuuri karaan dareen kaa kaduwan , islamarkaana ay dhacdo inay sababaan daal maskaxeed kaasoo lasheegayo inuu dhib badan ku keeno ruuxa ayaa daarasad lasameeyay sheegaysaa in ay u horseedaan fariimuhu dadbad xaalad mugdi ah oo warwar iyo walaac hadheeyeen.


Daraasad uu sameeyay app-ka viber ayaa tilmaantay
Inay shantii ruuxba mid ka mid ah uu kawada kajawaabo dhamaan fariimaha si uu ola socdo dhaqdhaqaaqa asxaabtisaa halka 6dii qofba mid kamida uu iska dhaga tiro.