waxaan shaki kujirin inay sharkada apple tahay mid kamid ah shirkadaha ugu waa wayn caalamka

waxaan shaki kujirin inay sharkada apple tahay mid kamid ah shirkadaha ugu waa wayn caalamka

 




 tiknoolajiyada

masaan culusna kuleh suuqa tignoolajiyada.

 

shirkadan caanka ah ayaa waxaa laga yaabaa inaanay sheekadeedu kugu cusbayn

hadaad tahay dodka adeegsada qalabka electarooniga  .

ama ad adeegsatay telefana da ay soosaarto sida ifonka ama laptobada apple

 

muqaal kan kama hadlidoono taariikhda shirkad.

balse waxaan gudaha ugu galaynaa xarunta ugu wayn ee shirkada apple

dhismahan oo ah xarunta ugu wayn ee shirkada dhawaana xadhiga laga jaray wuxuu kuyaalaa

 

 

gobolka california ee wadanka maraykanka

wuxuu kufadhiyaa dhul baaxadleh.

dhismahan ayaa loo farsameeyay nashqad indhaha caalamka soo jiidatay

 

 

qaabka loodhisay waxaad moodaa markab dalxiis oo aad uwayn.

waxaana lagu magacaabaa apple park.

hadaba qaabkee loo dhisay dhimahan lagu farayaraysta.

waxay shirkadu soo bandhigtay mashruucan markeedi ugu horaysay

2006 xiligaas oo ushaaciyay stave joops .

waxay hawshiisu qaadatay  mudo 8 sano ah shaxdii loo dhigay markay dhamaatay

 

 

waxaana si wada jir ah farta loo ga qaaday sanadii 2014 .

2017 kiina waxaa sitartiib ah loo bilaabay in aloosoo raro shaqaalaha shirkada.

xarunta cusub.

dhismahanoo ah mid hab casri ah loo farsameeyay ayaa u yaala qaab o ah .

kaasoo katurjumaya calaamada ganacsi ee shirka ee tufaaxa .

wuxuu qorshuhu ahaa markisii hore inuu mashruucu ku kaco miisaanyad dhan. nus bilyan.

 

 

lakin taasi masuura galin iyadoo dhulka kaligii qiimihiisu noqday 160 milyan.

markii lasoo gaadhay 2011 waxay kor udhaaftay lacagtii ku baxday mashruucan toban laab miisaaniyadii loo qabtay.

laa dhamaystirkiina waxay madaxa lagashy 5 bilyan.

waa dhaqaale aad u culus marka loo eego shirkadaha kale lakiin markay noqota apple waa macquul waxayna qabaan inay mudantahay.

gaar ahaan marka loo eego dakhligeeda iyadoo snadkan qudha qorshaynaysa inay soo xarayso lacag dhan 60 b.

inkastooy shirkadu xaruma kale leedhay hadana waxay

 

 

 %80 waa cagaar goobtu halka lagabeeray 9000 kun oo geed oo dhirta noocyadeeda kala gadisan ka kooban .

si ay shaqaaluhu u helaan hawo nadiif ah iyo jawi dabiici ah.

si loo dhiiri galiyo scocodka lugta waxaa laga dhidhigay wado cageed 1.5 km .

waxay xaruntu leedahay kun baaskil kuwaasoo laa adeegsado isu socodka qaybaha kala duwan ee xarunta.

dhanka isboortigana waxaa kuyaala garoono oo  kubada cagta lagu ciyaaro.2 tence

cidii ubaahata jimicsi

Dhismahan ayaa loo hindisay qaab biiada la heshis ah.

dhismaha qaybtiisa kore waxay kasamaysantahay walxaha tamarta korontada kadhaliya qoraxda.

taaso daboolaysa %75 bahida koronto ee xaruntan.

dhismaha koobaad wuxuu kakoobanyahay 4 dabaq wuxuuna kufadhiyaa dhul baaxadiisu dhantahay 365000 oo isku wareeg ah.

wada xafiisyo ah.

 

waxaa lagu dhisay 800 oo muraayado dhaadheer ah oo midiiba dhararkeedu gaadhayo 13 mitir oo bilic uyeelaysa dibadiisa.

waxaa kaloo jira 8000 oo alwaax muraayad kasamaysan oo gudaha lagu qurxiyay.

qoraxda koleelkeeda difaacaysa ilayskana soo daynaysa

waxaaddhu ka hoostisa kahili barkin balaadhan

sidoo kale waxay leedahay xaruntu goobo nasto sida kafateeriya  adeeg siin karta 700 qof

maqaayad cuno oo cuno ufidn karta 15000 qof iku mar.

waxaa kaloo jira goobo loo si diyaariyay shaqaalaha cusub eey shirkadu ubaahan karto mustaqbalka.

waxaa kaloo bartamaha xaruntan balaaran ku yaala masrax stave job kaaso leh jaranjaro dhererkeedu yahay 13 mitir wuxuu martida kasoo qaadayaa karaajka wuxuna gaynayaa hoolka shirarka  waxaa kan murayad ugu dheer dunida