WhatsApp oo soo kordhisay nidaam cusub... faahfaahinta

 WhatsApp oo soo kordhisay nidaam cusub... faahfaahinta

Cashir online 


Shirkada "meta" ee iska leh WhatsApp-ka ayaa shaaca kaqaaday hab cusub oo ay kusoo biirisay application keeda kaaso masaxaya fariimaha laiswaydaarsaday mudo kabacdi hadii uu ogolaado ama uurabo qofku inay qarsoomaan mudo kabacdi , waxay intaa kusii dartay shirkadu inuu ikhtaayaar yahay kuna xidhantahay hadba riuxu sida uu jecelyaha.


Taalbadan ay soo kordhisay shirkadu ayaa isticmaalayaasha fursad usiinaysa inay xadidaan mudada ay fariimuhu ku jirayaan chat-ka taaso udhaxaysa 24 saacadood ilaa 90 maalmood inii si otomaatik ah oga saaro luuqa ,waa hadii uudoorto isticmaaluhuye.