Sida lanbar sireedka wi-fi –ga kuu save garaysana loo helo

 

Sida lanbar sireedka wi-fi –ga kuu save garaysana loo helo

Waxaa lagayaaba inay mobilkaaga kugu jiraan wifi yo badan oo kuu save garaysa oo laguu galiyaay passworkooda , kuwaaso aanad shaqsi ahaan waxba ka garanayn lanbar sireedkooda.





Waxaa aan halkan manta kuugu soo bandhigi doonaaa sidaa ugu fudud ee aad ku heli karto lanbar-sireedka wifi kasta oo aad horay ugu save garaysay mobilkaaga islamarkaana aanad haynin amaba aad iska iloowday. Farsamadan ayaa kuu fududaynaysa inaad ogaato lanbarada dhabta ah ee baswadhka adoon cidna waydiinin.

Hadaba si aad oga faidaysato boga cashir online wxaan kuda galaynaa inaan kuu sharaxno talaabooyin aad qaadayso si aad u hirhaliso.

Waxaad gaaysaa mobilkaaga waxaad furaysaa   seting >Network & intrnet>Wif-Fi

Kadib waxad ku dhufanaysaa sawir-ka barcode-ka  kadibna waxaad screen shoot kaqaadaysaa barcode-ka  adoo adoo hal mar isla qabanayaa power on iyo mawarkaad sawirato kabacdi waxaad soo dajisanaysaa application-ka akhriya code-ka barcode da wxaad kadajisanaysaa link-gan hook u xusan:

Kadib waxaad galaysaa application-ka aad kazoo dajisatay dabadeedna waxaad soo galinaysaa screen shootkii aad kaqaaday wifi-ga ee kuugu save-garaysnaa storage-ka moobilkaaga sida sida uu muujinayo sawirkan kuumuuqda.

Kadibna waxaad helaysa lanbarsireedka shabakada sida sawirkan danbe ku cad .

Wxaad siwada jir ah u koobiyaysan kartaa macluuumaad-ka shabakada , sidoo kale passworka oo kaliya halka aad si toosa oga gali karo ablikashinka daxdiisa.