what's up musaafurinta fariimaha

 


 

ha laga bilaabo fariimaha whatsApp ee android waa loo rari karaa boobilkaaga iphone-ka ah

 

hadaad adeegsan jirtay mobil ku shaqeeya nidaamka android hada qaadatay iphone kaas oo shuqeeya ios kana fikirayso sidaad ugu wareejisan lahayd macluumaad muhiim ah iyo fariimo lama huraan ah oo ku kaydsanaa whatsappka androidkaagii waxaan filayaa inaad ka heli doonto baadidaad raadinaysay maqaalka.

hada waxaa si rasmi ah aad u bilaabi kartaa inaad fariimahaagii kuugu kaydsanaa whatsapp-ka bobilkaaga androidka ah inaad usoo rarto iphonkaaga waa hadii aad badashay moobeelkaagii hore. bishan june dhaxdeeda ayay shaacisay shirkada apple inay heshiis lagashay shirkada meta oo ah hooyada watsApp taaas oo ay ku doonaysay inay qaado talaabo ay ugu fudaydinayso adeesadayaasha watsApp inay kalasoo wareegaan fariimahooda ku jira nidaamka andoidka isla markaana ku soo wareegsadaan dahnka moobiladooda ku shaqeeya nidaamka ios ka ee cusub. astaantan ayaa hada diyaar kuwada ah dhamaan version nada whatsApp ka ee kala duwan ee taageera nidaamka android ka wuxuuna whatsApp ku halkaa ku sharxayaa talabooyinka loo baahanyahay in laqaado marka barnaamijkaan kal wareejinta ah lasamaynaayo, waxaad ubaahan tahay mobil ku shaqaynaya ugu yaraan android 5 iyo iphone ku shaqaynaya ios 15.5 waxaad labadba ku xidhiidhinaysa shabakada wi-fi ga.

 

waxaa kalood ubaahantahay nashqada whatsApp ka laga bilaabo 2.22.7.74  ama tu ka casrisan nashqadan  sida fershinka watsApp 2.22.10.70 waa andridka hadaan eegno dhanka iphone ka waa inuu ahaada mid kasii danbeeyay feershinada watsApp ka kuugu jiraa.