World cup Dawladii u horaysay ee qabata - xogwaran plus
Dawladii ugu horaysay caalamka ee nasiibka u heshay inay inay marti galiso kulanka ugu ahamiyada badan ee isbooti, kaas oo laqabtay sanadii 1930 ayaa ahyd dawlada uruguay , ee ku taala qaarada laatiin ameerika. Dalkan ayaa npqday unug aasaaskii ciyaaraha adoonka, taaso ilaa hadda laqabto 4tii sanaba halmar, iyadoo ay qabanqaabiso hadba dawlada u hesha nasiib in ciideeda lagu qabto tartankan.
Magacayada dawladaha marti qaaday oyo sanakii ay qabatay
1930 Uruguay
1934 Talyaani
1938 Faransiiska
1950 Brazil
1954 Switzerland
1958 Sweden
1966 England
1970 Mexico
1986 Mexico
1990 Talyaani
1994 Mareykanka
1998 Faransiiska
2002 Kuuriyada Koofureed iyo Japan
2006 Jarmalka
2010 Koonfur Afrika
2014 Brazil
2018 Russia
2022 Qatar
2026 USA, Canada, Mexico
Shuurdaha marti qaadka koobka aduunka
Sida ay muujinayaan go'aamada ay soo saartay maamulka fifa ee kubada cagta, ee lagu dabaqo xeerarkeeda , horyaalada kubada cagta ee aduunka, waxaa looga baahanyahay dalalka marti qaadaya inay buuxiyaan koox shurado ah si ay u helaan maamuuska koobka aduunka.
hab-raaca cadcadaanta iyo daah furnaanta ee waddammada u sharaxan, iyadoo isha lagu wada hayn doono habka ay ufulinayaan.
Warbixinta isboortiga ee ay diyaarineyso maamulka FIFA ayaa si aad ah loogu wargalin doonaa sidaas darteedna waxay go'aamin doontaa dalka ku gulaystay.
Wadanada musharraxiinta ah waa in lagu dabaqaa shuruucda xuquuqda aadanaha ee ay dejiyeen heshiisyada qaramada midoobay iyo hayadaha xuquiqul insanka.
Dawlada qabanaysaa waa inay inay udiyaarisaa goob si fudud loosoo wada gaari karo.
Maamulka FIFA wuxuu ku sameynayaa tijaabooyin kaabayaasha dhulka ka hor furitaanka ciyaarta.
Waa inuu garoonku leeyahay tirada kuraasta ay goaamiyeen maamulka FIFA.
waxaan soo gaarnay gabagabada iyo gunaanadkii maqaalkan, oo cinwaankiisu ahaa waddankii ugu horreeyay ee martigeliya Koobka Adduunka, waxaana ku soo qaadnay macluumaad kale oo ku saabsan,Koobka Adduunka iyo waddankii ugu horreeyay ee furitaanka uu ka dhacay.