5 goobood oo dumarka ka mamnuuc ah

 

5 meelood oo dumarku aanay Gali karin oo ka mamnuuc ah


Waxaan maanta Iginla wadaagi doonaa 5 goobood oo cajab badan kuwaas oo laga mamnuucay inay dumarku yimaadaan kumanaan sano, waligeed aanay ruux dumar ahi galin. Goobahan ayaa qaarkood waxay lasii dheeryihiin inaan looba ogolayn waxbshadig ah inu gudaha usoo galo.


1.buurta athuus



Buurtan waxay ku taala dalka giriiga. Waa xayndaab wayn oo ka kooban kaniisado iyo goobo cibaado oo leeyihiin kooxo koristaan ah kuwaas oo haysta madhabta kaatooliga. Goobta ayaa ka caagan dumarka islamarkaana laga ogalayn inay soo galaan , waxaana loo cuskanayaa arimo diimeed io ay aaminsan yihiinnkooxaha meeshan fadhisinka ka dhigtay. Kaaga sii darane waxaan gabi ahaanba laga ogolayn goobtan wax walba oo dhadig ah haday tahay xayawaanka iyo haday tahay binibaadankaba.


2.buurta using


Buurtan ayaa kubtaala dalka jabaan waxaana saldhig ka dhigta qaar kamid ah wadaadada diinta buudiisamka. Goobtan waxaa laga mamnuucay inay yimaadaan dumarku, gabi ahaanba lagama ogola ruux haween ah inay gudaha usoo gasho hadii wax waliba dhaco. Goobtan ayaa lasheega in aanay ruux hawenay ahi gudaha usoo gudbin mudo kabadan 1300 oo sano.


3 madasha golf ee birning tree


Naadigan ayaa ah meel laguvdheelo kubada goles ka islamarkaan ku yaala dalka maraykanka gaar ahaan gobalka Maryland.

Goobtan ayaa ugaar ah ragga oo qudha lagamana ogola wax dumara.


4.macbadka lord kaaduuka


Macbadka hoos taga diinta huduuska ayaa kuyaala dalka hindiya. Macbadka sida xeerkiisu yahay waa ka mamnuuc in ruux dumar ah lagu arko aagiisa. Muctaqadka qolyahan macbadka maamula ayaa sheegaya in hadii ruuxvdumar ah soo galo meeshan ay lacnadi kusoo dagayso macbadka islamarkaana lacnadu ay saamaynayso dhamaan dadka kusuga macbadka, sidaa la sjligeedna aanay banaanayn inay soo gasho haweenay.


5. Madasha want 


Madashan ka caagan dumarka ayaa ku taala dalka ingriiska. Goobtan ayaa la askumay sanadi 1973, xiligaas oo lagu aas'aasay fikrad kasoo baxday mid ka mid ah qoyska boqortooyada ee dal ingriiska. Goobtan ayaa u gaar ah ragga, waxaana laga mamnuucay gabi ahaanba dunarka.