Astamo gabadhu inay ceeb ku tahay moodoldo ragguna ka helaan

 

Astamo gabadhu inay ceeb ku tahay moodoldo  ragguna ka helaan


Astaamahan ayaa ninku gabadha leh u arkaa inay tahay xulka dareenkiisu goobaayo, halka gabdhuhu qariyaan iyaguu u arka inay tahay ceeb nusqaana ku tahay sharaftooda iyo dumar nimadooda, bal qiyaas waxa ay yihiin.

Waa bilad sharafeed dul saaran gabadha laakiin nasiib darro ma oga, in badan oo dumarka ka mid ah waxay dhaliilaan naftooda, sababtoo ah waxay u dhuun daloolaan  habka ay u ogaan lahaayeen gaabiska ka jira qofnimadooda. Iyagoo ku salaynaya hadba aragtida ay bulshadu ka aaminsantahay habdhaqanka gabadha, waxayna ku dadaalaan inaanay kabixin isla xayn daabkaas ay caadooyinkoodu xadeeyeen.


Waxaa loo baahan yahay inay gabadhu iakuvdaydo inay ka baxdo caqliyadaadls cidhiidhyoon, oo ay nafteeda ku aqbasho sida alle ku abuuray oo ay tix galiso dareenkeeda, intayna cid kale dareenkiisa raali galinin.


Waxaan halka kusoo gudbin astaamaha ay dumarku ka qariyaan ragga iyagoo u arka inay ceeb ku tahay isla markaana ragu kaga fogaanayo, halka raggu gabdhaha leh u saaran yihii miisaan dahaba. Hadaba maxay yihiin astaamahaas qaaliga ah?


Raggu waa inay noqdaan ahamiyadaada ugu wayn ee noloshaada. Wxaa hubaal ah in aad amminsantahay arimo badan oo la xiriira naftaada oo aad ku dadaasho si aad usoo jiidato dareenka ragga, laakiin ragga xagooda aan ahamiyad saasa ka lahayn . Waxaa kaloo jira ceebo aad u aragto inay wax u dhimayaan aragtida uu kaa qabo ninku, laakiin agtiisa ku amaanan oo uu wanaag u arko.


 1. jeclow naftaada.

 iska indha tir , dhagahana ka furayso wax walba oo ay kuu yeedhiyaa dad kale, isku day inaad nafdaada adigu wacyi galiso. Waxaa tahay gabadh sharaf leh oo samayn karta in ka badan waxa ay aamin santahay.


 2. waxay gabdhuhu isku dayaan inay qariyaan timahooda marka ayna sifiican u habaysnayn, iyagoo u arka inay wax u dhimayso qiimahooda. Balse raggu way jecelyihiin timiha isku dhax daadsan mana fiiriyaan farqiga u dhexeeya.