Qiso Si xun ufikirku waa sun

 

Qiso .. Si xun ufikirku waa sun…



Qisadani waa mid tilmaamaysa inuu qofku wuxuu is aaminsiiyo ee uu naftiisa kadhaadhiciyo uun kala kulmayo nolasha.


Ninbaa wuxuu ushaqayn jiray shairkad ….kashaqaysa …. Adeegyada loo isticmaalo cunada….. waxay shirkadu lahayd talaajad (qaboojiso) aad uwayn …. Oo le`eg qol ilaa afar mitir ah oo adeegyada lagu xafido, …… maalin maalmaha kamid ah ayuu ninkii shaqaalaha ahaa …. Galay gudaha talaajada(qaboojisada)si uu agaab oga soo saaro, saado ugalayba waxaa is xidhay albaabkii ------ uuna kuqufulmay ……. Uu gargaraacay balse cidna uuma bixin ….. waqtiguna wuxuu marayaa xiligii rawaxaada, waana ayaantii u danbaysay todobaadka, oo maalinka xiga waa fasax ….. wuxuu isyidhi maanta way kuu dhamaatay oo waa taad aakhiro udhaadhici lahayd, …. Wuxuu dareemay inuu qabawgu nafta ka qaadayo daqiiqado kabacdi …… inaanuu badbaadayn …… in maydkiisa uun loogu iman godaheeda saadanbe ….. wuxuu qaatay qalin iyo warqad…. Si uu dardaarankiisa ugu reebo…. Wuxuu ku qoray:

……hada meeshan ayaan ku xanibnahay qabaaw…… waxaan dareemayaa inay xubnahaygiiii kogeen ……. Waxaan dareemayaa inuu jidhkaygii isku wada dhagay baraf dartee ….. waxay naftu iiga baxaysaaa qadhqadh …….. bye………

Isagoo qoraalkiisu marba marka kadanbaysa sii khafiifayo …….. wuuna nafbaxay …. malinkii danbe markii shaqada lagu soo laabtay …… ayaa lafiray talaajadii misna waaba hebal oo dhaxyaala oo mayd ah …… warqadiibay qaadeen ooy akhriyeen …. Yaabaa alla ukeenay ….. 

Wuxuu saaxiibkood udhintay ……. Qabawbuu sheegtay …… balse maxaa dhacay? …. Waxaa cadaatay inay bahashu dansanay …. Korontadana laga saaray…  

Balse saaxiibkood uu u dhintay fahankii uu kahaystay inay qabawdahay… ismoodsiintaana daraadeedna uu udhintay.!!!!!!!!!!!!!!!!!