Ma ogtahay tirada macdanta ah ee la ogyahay inay dhantahay..


Ma ogtahay tirada macdanta ah ee la ogyahay inay dhantahay..


● ma ogtahay aayadaha Qur'aanku inay ka kooban yihiin 6236 aayadood

● ma ogtahay in shinnidu malintii dhali karto 800 ilaa 1500 oo beed 

● ma ogtahay in shinnidu boqortoyaa kastaa ka kooban tahay 300000 ilaa 400000 oo shinni ah

● ma ogtahay in caagu jiri karo 500 sano isaga oo aan waxba noqon

● ma ogtahay tirada macdanta ah ee la ogyahay inay 4000 oo nooc halka laga isticmaalo 200 oo nooc oo kaliya

● ma ogtahay in isu gaynta oogada dhulku yahay 197milyan oo mile oo isku wareeg ah

● ma ogtahay in tirada dadka ku dhimatay dhulgariirka china laga soo bilaabo 1557 ay kor u dhaaftay 830000 oo qof

● ma ogtahay in dadku 4%ay cabaan sharaabka qabow malintii

● ma ogtahay in sanad walba 3000 oo kaadhadhka filimada laga iibsado dalka india

● ma ogtahay in dadka britishka ah dumarkoodu 70% ay shaqo tagaan

● ma ogtahay in kalmada englishka ah ee dreamt ay tahay kalmada kaliya ee ku dhamata mt luuqada Englishka.

●ma ogtahay in muslimka hindiya ku nool ka badanyihiin dadka dalka ugu dad badan ee muslim ah

●ma ogtahay in dumarku hadli karaan 20 saac oo xdhiidh ah, halka ragu 17 saac hadii uu hadlo naf baxayo.

● ma ogtahay in 4%caruurta maraykanka aanay helin waxay cunan

● ma ogtahay in dalka ugu balaaran baxada dhuleed yahay ruushka

● ma ogtahay in uu geelu cabi karo 200 oo litir oo biya ah

● ma ogtahay in ay kaneecadu disho sanad walba 8000 oo Afrikaan ah



●