geerida awoowgii cabdilmudalib safarkisi koobaad


Casharkii 3 ee siirada| geerida awoowgii cabdilmudalib safarkisi koobaad


Markii uudhintay awoowgii cabdi mudhalib asaga Oo jira Nabiga صل ا لله عليه وسلم   8 sano  waxaa la wareegay Barbarintiis adeerkii abuu dhalib Binu cabdi mudhalib 

Waxay wada Nolaayen ilaa mudo afartan iyo Dhowrsano ah.


Abuudhalib aad ayuu ucaawiyay Nabiga 

 ØµÙ„Ù‰ الله عليه وسلم) markuu yaraa iyo markuu waynadayba xitaa markuu Noqday Nabib ilaahay usoo diray Dunida Odhan

Lkn abuu dhalib ma islaamin.


12sano markuu gaaray Wuxuu Raacay Abuu dhalib oo usafrayay cariga loo yaqaanay shaam


Raahibkii kula kulmay jidka iyo wixii dhaxamaray


Dhabaha waxaa ooga Horyimi nin wadad ah oo magaciisa la dhaho Jarjiis aqoon ulahaa kutubtii Hore ee kawarbixisa soo Bixitaanka Nabiga صل الله عليه وسلم .


Nikaas markuu ku arkay calamadihii Nabinimada wuxuu ushagay abuu dhalib wuxuuna ku yiri wiilkan waa saydikii Dunida oodhan waa Raxmad ilaahay uu usoo diri doono dunida ee dib uguceli maka 

Abuudhalib amarkii ayuu qaatay wuuna celiyay.


15 sano markuu gaaray waxaa dagal dhaxmaray Quraysh iyo reer qays qabiil la oran jiray dagaalkaas wuu galay asagoo adeeradii caawinya 

15sano asagoo jira hadan wuxuu tagay shir kadhacayay maka oo lagu ansixiyay in aan qofna lagu dulmin Karin maka Gudaheeda meeshuu rabo Hakayimaado qofkaas.


                      KUSALIYA XABIIBKA

صل الله عليه وسلم

By: sh.deeq cabdi xuseen