safarkii shaam iyo guurkiisii NNKH


Cashrkii 4 Siirda |
safarkii shaam iyo guurkiisii NNKH


Nabiga صل الله عليه وسلم 

Markuu 25 jirasaday wuxuu  u baxay safar xagaas iyo shaam, wuxuuna waday Hanti ee leedahay Khadiijaha Bintu khuwaylid

Oo aheed gabadha ganacsata ah oo reer Quraysha ah Nabiga صل الله عليه وسلم ayeey diratay si uu ugu soo shaqeyo markaii usfarkii ka soo laabtay way jeclaatay, ayadoo ku aragtay Akhalaaq wanaagsan Xoolaheedi oo ubarakoobay iyo warbixintii aysiiyeen Dadkii safarka uu lagay 

Madaxda Quraysh waxay jeclaayeen in ay guursadan khadiijo lkn waydiiday. 

Lkn Nabiga صل الله عليه وسلم ayadaa jeclatay jaceelkaas waxay usheegatay Saxibteed oo la oran jiray Nafiisah.

Ayadana waxay usii sheegatay Nabiga صل الله عليه وسلم .

Waxayna kulatalisay in uu guursado .

Nabiga wuxuu ugudbiyay adeeradii  waxayna aadeen khadiijo tolkeedi.

Wayna ka dooneen waana la siiyay waxaa dhacay guurkii waxaana goob jooga ka ahaa  Reer haashim iyo madaxda Reer mudar , meherkw khadiijo wuxuu ahaa 20 qaalmod oo Geel ah waxayna jirtay ayadan 40 sano , Nabiga صل الله عليه وسلم  25 sano, Waana xaaskii ugu Horeeyay ee uu guursado  waxay u dhashay khadiijo Nabiga صل الله عليه وسلم      6 caruur ah .


IMASA ILMOOD AYAY U DHASHAY KHADIIJA NABIGA NNKH?


Wuxuu ku curtay  qaasim waxaa ku xigay saynab waxa kusii xigay Ruqayo umu kaltuum fadhimah cabdulaahi.  

Waxaajiray wiil  7 ay udhashay gabadh la oran jiray maariyah  wiilkaas waa ibraahiim wana Bahgaar 6kale waa isku bah oo khadiija ayaa dhashay .

Wiilasha Odhan waxay dhinteen ayagoo yaryar, lkn gabdhaha waxay soo gaarayn islaamka wayna islaameen, wayna Hijroodayn lkn xaga geerida Nabiga way ka horeeyen  faadumo marka laga reebo. ayada waxay kadanabaysay 6bilood geerida Nabiga صل الله عليه وسلم.


By: sheikh Deeq cabdi xuseen