Furaha guushaada ogow
si aad uhanato guusha ogow.dhoolo cadayntu waa furaha 'Nolosha' jeceylkuna'waa albaabkeeda farxadu waa bustaanteeda 'iimaanku waa nuurkeeda' amaanku waa gidaarkeeda
farxadaada kadhig'shukri alle 'murugtaadana'kadhig samir
Aamuskaaga kadhig tafakur' fiir fiirintaada kadhig cibra qaadasho hadalkaaga kadhig digri alle' xishoodkaaga kadhig daaco
Lanoolaw waligaa 'qur aanka xifdigiisa 'aqrintiisa.dhagaysigiisa & tada burka ama fiir fiirinta macnihiisa
Xidhiidhi 'qofka adiga kugooya sii qofka adiga kuu diida 'is kacafi'qofka adiga ku dulmiya 'wanaag u samee qofka adiga ku xumeeya
Ogow awlaadu inay'ka fiican tahay khayraadkasta 'Caafimaadku inuu kafiican yahay qaninimada nabadu inay kafiican tahay''daaro dhaa dheer od dhisatay
inay tijaabadu ka qaalisan tahay xoolaha