nasiixadii asxaabta iyo taabiciiyiinta ee dhaxal galka ahaa


 nasiixadii asxaabta iyo taabiciiyiinta ee dhaxal galka ahaa

قال ميمون بن مهران

Wuxuu yiri Maymuun bin Mihraan 

 

جاء رجل إلى سلمان_الفارسي رضي الله عنه فقال :

Nin ayaa uyimid Salmaan_Alfaarisi Allaha karaalinoqdee oo kuyiri:

 

يا أبا عبد الله، أوصني

Abaa Cabdillaahiyow iidardaaran,

 

قال: "لا تكلم"

Markaasuu kuyiri: "Hahadlin"

 

قال: ما يستطيع من عاش في الناس أن لا يتكلم.

Markaasuu yiri : Ma'awoodo Qofka dadka lanool inuusan hadlin.

 

قال: "فإن تكلمت فتكلم بحق أو اسكت"

Markaasuu kuyiri "Hadaba hadaa hadasho kuhadal xaq ama iska'aamus"

 

قال: زدني.

Markaasuu yiri: Iikordhi.

 

قال: "لا ‌تغضب"

Markaasuu kuyiri : "Hacaroonin"

 

قال: أمرتني ألا أغضب، وإنه ليغشاني ما لا أملك.

Markaasuu yiri : Waxaad iamartay inaanan caroonin , waana iga tanbadisaa caradu oo isma-hanankaro.

 

قال: "فإن غضبت فاملك لسانك ويدك"

Markaasuu kuyiri : "Hadaba hadaad carooto ka'adkow carabkaada iyo gacantaada"

 

قال: زدني

Markaasuu yiri : Iikordi.

 

قال: "لا تلابس الناس"

Markaasuu kuyiri : "Dadka hadhexgalin"

 

قال: ما يستطيع من عاش في الناس أن لا يلابسهم

Markaasuu yiri : Ma'awoodo qofkii dadka lanool inuusandhexgalin.

 

قال: "فإن لابستهم فاصدق الحديث وأد الأمانة"

Markaasuu kuyiri : "Hadaba hadaad dhexgasho hadalka karunsheeg amaanadana gudo"[1]

 

آثار الصحابة وصايا الصحابة أدب اللسان  الغضب  الأمانة  الصدق

Aathaar Saxaabada Dardaaranadii_Saxaabada Edabta_Carabka Carada Amaanada Runta

 

قال التابعي الجليل سعيد_بن_جبير

Wuxuu yiri taabicigii qiimaha badnaa Saciid_bin_Jubayr 

 

فالإسلام: الإخلاص، قال تبارك وتعالى لإبراهيم: {أَسْلِمْ} [البقرة: 131] يقول: أخلص

Islaamku waa: Ikhlaaska, Wuxuu ku yiri ilaahay nasahnaayee oo sareeyee nabi Ibraahiim { ISLAAM } oo uu ulajeedo Ikhlaas samee oo Allaah kaliya cibaadada ulaqasad.

 

{ مَنْ أَسْلَمَ وَجْهَهُ لِلَّهِ } [البقرة: 112]، يقول: من أخلص دينه لله

Wuxuu kaloo yiri Allah { Ruuxiise u hogaamiya Wajigiisa Allaah } oo uu ulajeedo: Qofkii Diintiis Ubaraxtira Allah Kaliya.

 

 

قال التابعي الجليل سعيد_بن_جبير

Wuxuu yiri taabicigii qiimaha badnaa Saciid_bin_Jubayr 

 

والعبادة: هي الطاعة، وذلك أنه من أطاع الله فيما أمره به وفيما نهاه عنه، فقد أتم عبادة الله، ومن أطاع الشيطان في دينه وعمله؛ فقد عبد الشيطان.

Cibaadadu waa: waryeelidda (adeecidda), waxayna kunoqotay qofku hadii uu Aalah kawaryeelo oo uu ku'adeeco wixii uu faray iyo wixii uu kareebay labadaba, wuxuu dhamaystirtay qofkaasi caabudidii Aalah uu caabudayay, qofkiise kaga-waryeela shaydaanka diitiisa iyo camalkiisaba wuxuu caabuday shaydaanka.

 

ألم تر أن الله قال للذين فرطوا: {أَلَمْ أَعْهَدْ إِلَيْكُمْ يَا بَنِي آدَمَ أَنْ لَا تَعْبُدُوا الشَّيْطَانَ ۖ إِنَّهُ لَكُمْ عَدُوٌّ مُبِينٌ} [يس: 60].

Miyaadan arag inuu Allah kuyiri kuwa dayacay amarkiisa { Miyaanan idinkula ballamin Bani aadamow inaydaan caabudin Shaydaan, Shaydaanku col muuqda ayuu idiin yahay } [ S.YAASIIN 60 ]

 

وإنما كانت عبادتهم الشيطان: أنهم أطاعوه في دينهم، 

Cibaadada ay caabudeen shaydaanka waxay kaliyoo ahayd: inay kaga-waryeeleen isaga waxay kadiindhiganayeen,

 

فمنهم من أمرهم فاتخذوا أوثانا، أو شمسا، أو قمرا، أو بشرا،  أو ملكا يسجدون له من دون الله، 

Oo waxaa kamid ah kuwo uu Shadaanku amaray oo markaa samaystay sanamyo, ama qorax, ama dayax, ama, dad, ama malag ay usujuudaan Allah sokodiisa.

 

ولم يظهر الشيطان لأحد منهم فيتعبد له، أو يسجد له؛ 

Balse shaydaanku qof ayaga kamida umasoomuuqan kadina uu ucibaadaysto ama uu usujuudo shaydaanka 

 

ولكنهم أطاعوه فاتخذوها آلهة من دون الله،

Lakiin way adeeceen (oo kawaryeeleen) shaydaanka markaasay ilaahyo kadhigteen Allah sokodiisa (sidii uu shaydaanku faray)

 

فلما جمعوا جميعاً يوم القيامة في النار قال لهم الشيطان: { إِنِّي كَفَرْتُ بِمَا أَشْرَكْتُمُونِ مِنْ قَبْلُ ۗ } [إبراهيم: 22]، { إِنَّكُمْ وَمَا تَعْبُدُونَ مِنْ دُونِ اللَّهِ حَصَبُ جَهَنَّمَ أَنْتُمْ لَهَا وَارِدُونَ }

[اﻷنبياء: 98]. 

Markii dhamaantood laisugu keeno naarta maalinka qiyaamaha ayaa shaydaan ku oranayaa { Anigu waan diiday waxaa ila wadaajiseen horay (oo aad iga waryeesheen adunkii) } [ S.IBRAAHIIM 22 ] wuxuu kaloo yiri Allah { Idinka iyo waxaad Caabudaysaan oo Allah ka Soo hadhay waxay Noqon Shidaalka Jahannamo idinkuna waad ku Arooraysaan. } [ S.AL-ANBIYAA 98 ]

 

فعُبِدَ عيسى والملائكة من دون الله فلم يجعلهم الله في النار، فليس للشمس والقمر ذنب، وذلك يصير إلى طاعة الشيطان فيجعل معهم، فذلك قوله حين تقربوا منهم:{ تَاللَّهِ إِنْ كُنَّا لَفِي ضَلَالٍ مُبِينٍ (97) إِذْ نُسَوِّيكُمْ بِرَبِّ الْعَالَمِينَ (98) } [الشعراء: 98]

Waxaa lacaabuday Nabi Ciise, iyo malaaikta Allah kasokey ilaahayna magaynin naarta, sidas darteed maleh Qoraxda iyo Dayaxu wax dambi ah, (caabudidii lacaabudayna) waxay noqon kawaryeelid shaydaanka laga waryeelay, markaa shaydaanka ayaa ehlu-naarka naarta lagalya, waana meesha Allah kutilmaay markii ehlu-naarkii iyo shayaadiintii ay kawaryeeleenba naarta gudeheda isugusoodhawaadeen, wuxuu yiri Allah { Allah baan ku Dhaaranaye waxaan ku Sugnayn Baadi Cad (97) Markaan Idilla Sinnay Allaha Caalamka. } [ S.SHUCARAA 97-98 ]

 

وقالت الملائكة حين سألهم الله:

{ وَيَوْمَ يَحْشُرُهُمْ جَمِيعًا ثُمَّ يَقُولُ لِلْمَلَائِكَةِ أَهَٰؤُلَاءِ إِيَّاكُمْ كَانُوا يَعْبُدُون (40) قَالُوا سُبْحَانَكَ أَنْتَ وَلِيُّنَا مِنْ دُونِهِمْ ۖ بَلْ كَانُوا يَعْبُدُونَ الْجِنَّ ۖ أَكْثَرُهُمْ بِهِمْ مُؤْمِنُونَ } [2]Malaaiktiina waxay dheheen markii Allah waydiiyay: { Xusuuso maalinta uu Allah kulmin dhamaan gaalada, markaas uu ku odhan malaa'igtiisa kuwani ma idinkay idin caabudi jireen. (40) Markaas ay dhihi adaa ceeb ka fog Allow, adaa gargaarahanaga ah iyaga ka sokay, waxayse caabudi jireen Jinni badidoodna isagay rumaysnaayeen } [S.SABA 40-41]

 

قال: أفلا ترى إلى عبادتهم الجن إنما هي أنهم أطاعوه في عبادة غير الله فتصير العبادة إلى أنها طاعة

Wuxuu yiri (Saciid) miyaadan ujeedin caabudida ay caabudeen jinka waxayba ahayd oo kaliya inay iyagu kaga war yeeleen Allah cidaan ahayn inay caabudaan, markaasay noqon cibaadadu waryeelid.

 

 

 

reference

[1] الصمت لابن أبي الدنيا [ صـ 276 ]

[2] [سبأ: 40_41].