Sababaha 'hor seeda inay umadi halaagsanto


Sababaha 'hor seeda inay umadi halaagsanto

Sababaha 'hor seeda inay umadi halaagsanto waxa kamid ah;

1.dulmiga 'o laga diin dhigto 'lagana dhidhiyi waayo '


2.in la diido'aayatihi 'alle  lana caasiyo rusushiisii'u soo diray '


3.in la adeeco amarkiisa 'laguna daba faylo 'faajirkasta'o madax'adag'daalim aan xurmaynayn 'wax aan dantiisa ahayn o ku israafaya masuuliyada & dadka maalkoodaba'

Dhulkana fasaad ku faafinaaya 


4.in laqiimeeyo ladaneeyo'aadna'loogu farxo barasha cilmiga maadiga ah 'o taa badalkeeda laqiimayn waayo lagana 'jeedsado cilmiga 'waxyiga 'diintii 'uu Allah usoo dajiyay 'in lagu maanulo 'koonka '


5.in lagu kadsoomo 'kalsooni 'aqoon 'maadi ah '& khayraad'maali ah


6.jahliga'o laga kori waayo