Duco macaan oo af soomaali ah


Duco macaan oo af soomaali ah

 Ku cel celi kalimaadkan "qaaliga ah"


Allahayoow waad i karaamaysay adigaana ku mahadsan"


Waad i asturtay adigaana ku mahadsan"


Waad i arzaaqday 'adigaana ku mahadsan"


Waad i caafiday adigaana ku mahadsan"


Adigay Mahad idilkeed ku sugnaatay 'jeceylka aan kuu qabo' shukriga"iyo mahad naqa' nicmooyinka 'aad igu manaysatay awood ''


Adigay Mahadi ku signaatay'maanta iyo inta aan jiraba cimriga yaga"


adigay Mahadi ku sugnaatay waligaaba"


Adigay Mahadi ku sugnaatay 'ilaa inta aad karaali noqonayso"


Adigay Mahadi ku sugnaatay"marka aad raali noqoto"


Adigay Mahadi ku sugnaatay 'marka aad raali noqoto gadaasheed "


Xalaad kastaba adigay Mahadi ku sugnaatay"

yaa ALLAH يا الله