Xanuuna khatar ah oo kudhacay aas aasyaashii shirkada google.

 

Xanuuna khatar ah oo kudhacay aas aasyaashii shirkada google.

Xanuuna khatar ah oo kudhacay aas aasyaashii shirkada google.
Larry Page Sergey brin

Wxaan qormadan kaga hadlaynaa aas aasayaasha shirkada googal inagoo hoos ugalayna woxogaa shaqsiyadooda daahana karogayna xogo sir ah oo ku duugan shaqsiyaadkooda noloshooda.

Wxaan maqaalkan kuqaada dhigaynaa arimo laxidhiidha caafimaadka shaqsiyadaas iyo xanuunada kudhacaca nimankaas taaso lasheegayo inay la il daran yihiin xanuuno aan horay loo arag oo ugub ah .

Hadaba maxay yihiin  xanuunadaasi ? maxaa sababa?

Waagii hore intaan googleka soo bixin waxaa jiray baadhe yaal kale oo aad u cuslaa kuwaas oo laga baadhi jiray waxyaalaha loo bahanyahay.

Kadib ayay dhalatay fikrada google taasoo ay ahaayeen curiyaayaasheedu labadan wiil ee dhalin yarta ahaa

Larry Page 


Sergey brin

Dabayaaqadii 2013 ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in xaalad caafimaad lasoo daristay lari  iyadoo xaaldiisa caafiimaad kasiidarayso, hase yeeshee xaanuunkan ayaa saameeyay ilaa heer codkiisa laga dareemo.

Xanuunkan ayaa lagu sheegay inuu noqon karo shalal ku yimid xadhkaha codka gudbiya ee dhunta kuwaasoo ay qaar kimid ahi shaqada joojiyeen, kadibna ay kadhalatay inu isbadalo codkiisu.

Arintan ayuu mudo dheer lanoolaa wuxuuna isku dayay inuu xal u helo dhakhaatiir badana uu lakulmay balse ilaa hada wax dawa ah looma helin.

Xanuunkan ayaa keenay inuu dhibo hadalku iyadoo aan laga maarmayn madaama u yahay nin maaamula shirkad kamida kuwa ugu waawayn caalamka muhiimna ay tahay inuu kahadlo shirarka u khaaska ah shirkada iyo kuwa caalamiga ahba.

Sergy brain ayaa isna lasheegayaa inuu halis u yahay xanuun halis ah.