Maxaad kataqaanaa internetka mugdiga ah(dark internet)


 

Waa maxay dark internet muxuuse khatar leeyaha

Aalada internet-ku waa mid caalamai ah loona adeegsado waqti xaadirkan xidhiidhka dadwaynaha , isaga oo fudaydiyay xidhiidhka caalamaka qaybihiisa kal duwan , islamarkaana lagu soo bandhigo fariimaha si guud iyyo sigaar ahaaneedba , wxaa adeegsada oo ay gaadhay khidmada intenetku qiyaastii --- dadka ku dhaqan dunidan guudkeeda , iyagoo u adeegsada ujeedooyin kala gadisan , ganacsi, waxbarasho, sirdoon , xidhiidhka bulshada , warbaahinta, isagoo ay galeen baro internetka ahi kaalintii ay horay ugu jireen idacadaha iyo sidoo kale wargaysyadu.

 


Hadaba waxaan rabaa maanta inaan mawduucan si kooban ogaga hadlo arimo ku saabsan qayb kamida internet-ka oo laga yaabo in badan oo inaga mi ahi naaanay kawarqabin . qaybtan aan rabo inaan kagaga hado maqaalkan ayaa ahmiyad gaar ah u leh da yartan ku foogan internetka islamarkaan a aan ka warqabin khataraha ay leedhay shabakada internetku.

 

markaad gasho dark wep waxaa dhici karta hal click oo dhac kasiiso inay galaafato noloshaada

waa calam guda balaadhan oo ku dhax qarsoon shabakada internetka waa magac inta badan lagu ladho falaka sharci darada ah.

waa kay dama oo ku duugantahay siro badan.

waxaa intabadan adeegsada koxaha ka  ganacsada daroogada hubka xubnaha dadka , iyo ururada argagixisada ah ,

waxaa sidoo kale adeegsada ururada xuquuqul insaanka hayadaha sirdoonka dawladaha.

waxaase daawada layaab leh inay dadka kula talinayaan haayadah xuquuqul insaanka.

iyo sirdoonka dalka maraykankau iyagoo waliba malgaliya

!!!!

waa suuq si fudud looga heli karo dhamaan badeecadaha sharcidarada ah sida hubka qaybihiisa kala duwan daroogooyinka ,  bugaag lamamnuucay manaahij waxbarasho ee jaamacadaha ugu waawayn lacago fujari ah, pasporo been abuur ah acauntiyo lajabsado  waliba waxaasoo dhan lagu heli karo qiimo jaban, qaarna bilaash.

inkastooy shabakada internetku tahay tan isku xidha caalamka  hadana waxaa jira wajiyo kale oo aanuu waxba ka agayn adeegsadaha caadiga ahi.

INTERNETKA AYAA KA KOOBAN SEDEX QAYBOOD

Ø  1 NORMAL WEB

Ø  DEEP WEB

Ø  DARK WEB

INternetka caadiga ha ayaa%5 ka ah guud ahaa baaxada shabakada internetka

halka boqolkiiba 90 deep webka yahay.deep webka ayaa ah mid aanad ku heli karin badhiitaanka googleka iyo bing iwm balse u baahan inaad haysato fure ku saamaxaya inaad gashid .

maxa ii diidaya inaad galo?

waa su aal gar ag daawade.

bogagan ayaa ku ilaashan number sireedyo iyo farasyo hal qaar karabaan inaan sebscipe la samayso taaso halis galin karta waxyaabaha kuu gaarka ah.

hadaan si kale udhigo inaan galo emailkaa oon baadho fariimaha laguusoo diray faysbookaaga

aan furto waxay ubaahantahay inaan helo passwardkaaga si ay igu suura gasho.

sidaasoo kale bogagan ayaa u baahan .

waxaana %5 ta kale ah qaybtan dark weeb waa qayb yar oo ka mid ah deepka 

majirto cid og inta eey leegtahay baaxadiisu balse waxaa laqu qiyaasa inuu yahay %5

shabada internetka.

waa god madow oo bahala galeen ah waana gabaadka budhcadu ay kasoo qaadaan weerarada syperyga ag.

qaybahan ayaa waxaa laga baadhaa brosero gaara oon ahay kuwan caadiga ah sida: i2p iyo tor.

internetka caadiga ah waxay ciwaanadiisu ku dhamaadaan .com , .net. .org .

balse kuwan ayaa gabi ahaanba ka duwan waxayna adeegsadaan domino kaduwan

tor ka ayaa ah browse qarinaya ip adreska qofka taaso kalumanaysa raadka tuuga dinacyada ay qusayso.

internetka caadiga ah mid isha lagugu hayo marka aad kujirto arintan ayaa waxaa fashilay adwerd snawden ; snawdhan ayaa sheegay inu internetka caadiga ah ee adeegsano aniga adiga iyo dhamaan ree adeerkeenba ku indho goeen inuu horyaalo hayadaha sirdoonka ee dalka maraykanka islamarkaana ay dhaqdhaqaaqaaga oo dhan diiwaan galinayaan kuna kaydiyaan severo boqolaal km oo dhulka hoostiisa ah ku jira.