Ma taqaan ilaahay iyo dadkuba waxay kugu jeclaanayaan?


Ma taqaan ilaahay iyo dadkuba waxay kugu jeclaanayaan?

عن أبي العباس سهل بن سعد الساعدي رضي الله عنه ، قال : جاء رجل إلى النبي صلى الله عليه وسلم ، فقال : يا رسول الله ! دلني على عمل إذا عملته أحبني الله وأحبني الناس ؛ فقال : ( ازهد في الدنيا يحبك الله ، وازهد فيما عند الناس يحبك الناس ).

Macnaha Xadiiska: 

Waxaa laga weriyey Abuu Cabbaas Sahal ibn Saacid AI-Saacidi (AIIaha ka raalli noqdee), in uu yiri:
Waxaa u yimid Nebiga (s.c.w.) nin oo ku yiri Rasuulkii Allow igu hanuuni ficil haddii aan falo llaahay iyo ummaddjisaba igu jeclaadaan. Markaas buu ku yiri, ka saahid adduunyada llaahay baa kugu jeclaane, ka sa